Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sheekh Cali dheere) ayaa dadka Muslmiinta ah ugu hambalyeeyay Bisha Barkeysan ee Ramadaan oo Maanta 2 ah wuxuuna muslimiinta ugu baaqay in ay ka faa iideystaan oo ay cibaadada kordhiyaan.
Sheekh Cali dheere waxa uu Muslimiinta ugu baaqay in ay walaalahooda tabaaleysan caawiyaan si ay ajir uga helaan.
asigoo hadalkiisa sii wata waxa uu sheegay in dadka masaajidda laga xiray iyadoo cudurka karoona lagu mar marsiyoonaya ay la gudboon tahay in ay guryahooda ku tukadaan.
Halkaan ka dhegeyso kelemadda sheekh cali dheere ee Ramadaanka 441