Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa khamiis taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 30-08-1441 oo waafaqsan 23-04-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya cabdisamad Cabdullaahi