HomeAll newsKudhawaad 10 Askari Oo Bankaraf ah Oo lagu dilay Shabeellaha Hoose.

Kudhawaad 10 Askari Oo Bankaraf ah Oo lagu dilay Shabeellaha Hoose.

Qarax aad u xoogan ayaa lala eegtay ciidamo katirsan kuwa Bankrafta ee hoostaga dowladda Maraykanka, kuwaas oo marayay qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha Hoose.

Qaraxa wuxuu haleeley askartan xilli ay marayeen nawaaxiga deegaanka Laanta buuro, waxaana burburay gaarigii ay saarnaayeen, halka iyaguna ay dhimasho iyo dhaawac noqdeen.

Ugu yaraan 7 askari oo katirsan ciidamada Bankrafta ayaa ku dhintay qaraxan, halka ay sidoo kale ku dhaawacmeen 3 kale.

Wuxuu kusoo aaday, iyadoo howlgallo iyo qaraxyo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay askar katirsan ciidamada Dowladda federaalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular