Ciidamada milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar culus waxay ku qaadeen difaacyada ciidamada Shisheeyaha iyo kuwa Dowladda federaalka ee degmada Qoryooley gobolka Shabeellaha Hoose.
Dagaalka waxa uu mid xoogan oo in muda ah soconayay, waxaana la ogeyn khasaaraha rasmiga ah ee gaaray askarta la weeraray.
Takbiirta ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa la maqlayay, waxaana ciidamada Shisheeyaha dagaalka kadib ay ridayaan hubka culus.
Inta badan deegaannada iyo degmooyinka Shabeellaha Hoose ay ka joogeen askarta Shisheeyaha iyo kuwa Dowladda federaalka waxaa ka dhaca weeraro qorsheysan oo joogta ah, kuwaas oo ay qaadaan ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.