Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa Isniiin taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-08-1441 oo waafaqsan 13-04-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.