Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 20-08-1441 oo waafaqsan 12-04-2020 Dhuuxa waraysiyada waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.