HomeAll newsMasjidu hudaa oo dib loo dhisayo yaa wax ku darsanaya? (Daawo sawiro...

Masjidu hudaa oo dib loo dhisayo yaa wax ku darsanaya? (Daawo sawiro oo dhegeyso)

Dhawaan waxaa la dumiyay Masjidu hudaa oo ku yaal waliyaada jubbooyinka si dib loogu dhiso maadaama jamaacadiisu korortay oo in la balaariyo ay lagama maarmaan noqotay.

gudiga dhismaha Masjidka ayaa sheegaya in ay hayaan qarash aan ku filneyn dhismaha masjidka waxayna dadka Muslimiinta ah ugu baaqeen in ay masjidka wax ku darsaan si loogu guuleysto dhameystirkiisa iyaguna ay ajir badan Allaah uga helaan.

Sheekh Fu”aad Maxamed Khalaf oo ka mid ah culumada DIinta Islaamka ayaa mu’miniinta ku booriyay in ay dhismaha guriga Allaah gacan muuqata ka geystaan.

gudiga waxaa lagala xariiri karaa lacagta EVCPULSna lagu xawili karaa lambarka ah 5576625

waxaa kale oo jira akown lambar oo ah Salaam bank waa  30594868

Teleefoonka haddii aad dibadda ka soo waceyso waa 00252615576625

Halkaan ka dhegeyso gudiga dhismaha Masjidu hudaa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular