HomeAll newsAskar katirsan DF Oo lagu Toogtay Deegaanka Tareedisho.

Askar katirsan DF Oo lagu Toogtay Deegaanka Tareedisho.

Rag hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa deegaanka Tareedisho ee duleedka magaalada Muqdisho waxya ka fuliyeen howlgal gaar ah oo ay ku beegsadeen askar katirsan Ciidamada Dowladda federaalka.

Raggan hubeysan ayaa toogtay labo askari oo katirsan ciidamada Dowladda federaalka, kuwaas oo iyagoo meyd ah ku dhacay dhulka.

Waxay sidoo kale ka furteen labo qori oo AK ah, kuwaas oo ay wateen askarta la dilay.

Ragga dilka geystay waxay goobta uga dhaqaaqeen si nabad geliyo ah iyagoo horey u qaatay labada qori ee ay ka furtaan Askarta dowladda federaalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular