HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Carona Virus.

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Carona Virus.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan lagu falanqeeyay Xanuunka Carona Virus iyo wadamada ugu badan ee uu saameynta ku yeeshay waxaana ka qeyb galay aqoonyahano ku sugan wadamada Yurubta.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 10-04-2020

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular