Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Saaka waa Talaado taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 14-08-1441 oo waafaqsan 07-04-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya. Abuubakar Ibraahim Geeddi