Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa khamiis, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 24-07-1441 oo waafaqsan 19-03-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.