HomeAll newsHowlgallo Xubno katirsan Dowladda Federaalka lagu dilay oo ka dhacay Muqdisho.

Howlgallo Xubno katirsan Dowladda Federaalka lagu dilay oo ka dhacay Muqdisho.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa fuliyay weeraro qorsheysan oo lagu beegsaday xubno katirsan dowladda federaalka.

Howlgalladan oo ka dhacay xaafadda Sancaa ee degmada Yaaqshiid magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu dilay askari iyo sarkaal katirsan dowladda federaalka.

Askariga la dilay waxaa magaciisa lagu soo koobay Sharmaarke, waxaana ragga dilka geystay ay goobta uga tageen si nabad geliyo ah.

Ciidamada Xarakada Al-Shabaab ee ka howlgala Muqdisho ayaa si joogta ah waxay u fuliyeen howlgallo qorsheysan oo lagu beegsanayo xubnaha, ciidamada iyo saraakiisha Dowladda federaalka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular