HomeAll newsDhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.

Dhageyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Jimco Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 11-07-1441oo ku asteysan 06 -03-2020. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Abuubakar Ibraahim Geedi.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 06 03 2020.lite

(https://romantichoneymoonisland.com)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular