Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 10-07-1441 oo waafaqsan 05-03-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxa’ed Cali Aadan.