HomeAll newsXerada Xalane oo Madaafiic xoogan lagu garaacay.

Xerada Xalane oo Madaafiic xoogan lagu garaacay.

Xafiisk UN-ka ee Xalane oo burbrusan.

Guutada madaafiicda ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa madaafiic xoogan ku garaacay xerada Xalane oo ah taliska ugu weyn ee ay Shisheeyuhu ku leeyihiin Soomaaliya, kuna yaalaan safaaradaha dowladaha Reer galbeedka.

Dhowr baalooto oo ka dhacday qoriga hoobiyaha ayaa lagu soo waramayaa iney gudaha u galeen Xalane, lamana oga waxyeellada rasmiga ah ee ay dhaliyeen.

Dhowr jeer oo hore ayay ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay madaafiic la dheceen xerada Xalane, waxaana ku naf waayay saraakiil Shisheeye iyo reer galbeed isuga jira.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular