Saacadaha dhow ee soo socda ayaa lagu wadaa in hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab jeediyo kalimad muhiiim ah oo ka hadleysa arimo xasaasi ah.
Kalimadan oo ay ku jiraan farriimo muhiim ah oo dhinacyo badan ku socda ayaa lagu wadaa in caawa fiidkii la baahiyo.
Halkan ka dhagyaso Baromo horudhac u ah Kalimadda la wada sugayo.