HomeAll newsMadaxweynihii hore ee Masar Oo Geeriyooday.

Madaxweynihii hore ee Masar Oo Geeriyooday.

Telefeshinka rasmiga ah ee dowladda Masar ayaa shaaca ka qaaday geerida madaxweynihii hore ee dalkaas Maxamed Xusni Mubaarak.

Mubaarak ayaa ku geeriyooday isbitaal ay milliterigu leeyihiin oo ku yaala magaalada Al-Qaahira, kaas oo sanadihii lasoo dhaafay lagu dabiibayay, xaaladiisa caafimaadna lagula tacaalayay.

Saraakiil katirsan xukuumadda Masar ayaa sheegay in Mubaarak uu geeriyooday isagoo ku jira qolka xaaladaha deg degag ah, halkaas oo dawooyin caafimaad lagu siinayay.

waa 91 sano jir, in muda ah soo maamulayay wadanka Masar, waxaana uu xilkiisa ku waayay banaanbaxyadii 2011-ka ee ka dhacay wadanka Masar.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular