Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 01-07-1441 oo waafaqsan 25 02 2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali