HomeAll newsAl-Shabaab Oo baahiyay Sawirrada Hubkii ay ku furteen Dagaalkii Ceel Saliini.

Al-Shabaab Oo baahiyay Sawirrada Hubkii ay ku furteen Dagaalkii Ceel Saliini.

Maktabka Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahiyay sawirra muujinaya gaadiid dagaal iyo  saanado hub ah oo ay ku furteen dagaalkii weynaa ee Ceel Saliini, kaas oo Arbacadii lasoo dhaafay dhacay.

Sawirrada la baahiyay waxaa lagu arkayaa gaadiid dagaal oo ay ku  rakibanyihiin qoriyaasha dhashiikaha, iyo sidoo kale saanado hub milliteri oo aad u farabadan.

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Qaniimada Rabaa nagu galada gooriyo ayaane
    Gaadiidka iyo saanadiyo goobta waxa yaala
    Murtad kaad gumaadeen wixii gotofsanaa ceelka
    Godobay qabeen weeye iyo gafu bareer kiise
    Gaalada iyo mooryaanta iyo cadawga gaag beelay
    Gacmo hooda niman Ilaah gaalka ku cadaabay
    Guulow quwee yoo libtiyo guushu wada raacdo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular