Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa sabti taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 28-06-1441 oo waafaqsan 22 02 2020 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Ismaaciil.
Halkan kala deg warka subaxnimo 22 02 2020.