Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay sawirrada weerarkii cuslaa ee Ceel Saliini, kaas oo dhawaan ciidamo katirsan Mujaahidiinta ay ku qaadeen saldhiga weyn ee deegaankaas ku lahaayeen ciidamada dowladda federaalka.
Sawirrada ayaa waxaa lagu arkayaa meydadka askar badan oo katirsan kuwa dowladda federaalka, kuwa iyagoo nool gacanta lagu dhigay, iyo sidoo kale saanado hub ah oo ay ku jiraan gawaari dagaal.
Waxaa sidoo kale sawirrada lagu arkayaa ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo si buuxda ula wareegay saldhiga deegaanka Ceel Saliini.
Hoos ka daawo Sawirrada.