Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.
Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkan lagu falanqeeyay weerarkii weynaa ee Ceel Saliini, kaas oo lagu dilay askar badan oo katirsan dowladda federaalka, waxaana ka qeybgalay Sheekh Cali Katiin iyo Sheekh Cabdul Ilaah.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 21-02-2020
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 21-02-2020 lite