Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa Sabti Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 01-06-1441 oo waafaqsan 25-01-2020 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Daahir.
Dhaxalgal.com waa webiste islaami ah oo aad ka heli karto duruusta inta badan culimada Soomaaliyeed ee Salafiga ah iyo kuwa Jihaadiga intaba.