Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
saaka waa Sabti Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 01-06-1441 oo waafaqsan 25-01-2020 Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Ismaaciil.