Waxaa weli socda weerarka culus ee subaxnimadii hore ee maanta ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhiga ciidamada Maraykanka ay ku leeyihiin gobolka Laamu ee Kenya.
Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa la wareegay qeybo muhiim ah oo katirsan saldhiga, waxaana weli la maqlayaa rasaas xoogan oo ka dheceysa gudaha.
Warbaahinta noocyadooda kala duwan ayaa si xiriir ah u tabinaya weerarka ka socda saldhiga Maraykanka ee Laamu, waxaana baraha Internetka lagu baahinayaa sawirro laga soo qaaday afaafka hore ee saldhiga, kuwaasi oo muujinaya uuro iyo qiiq madow.
Afhayeen u hadlay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, lana hadlay warbaahinta caalamiga ayaa xaqiijiyay in ciidamadooda ay hadda la wareegeen qeyb muhiim ah oo katirsan saldhiga, taasina ay sii dheereyn karto weerarka.
U aarguda dadkiyo duunyaduu daalin naga laayey
Dabka saara oo laaya oo daqaro gaarsiiya
Dulmigiyo xumaan tau faleen dibu shalay weeye
Dakanada islaam lagama haro oo waysu daba jooge
Dayuus kaa kibree qooqayee dili masaakiinta
Shabaabow dibnaha jara kufaar naartu way dubane
Alaahu akbar walilaahil xamdu