Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 08-05-1441oo ku asteysan 03-01-2019. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Maxa’ed Cali Aadan.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 03 01 2020
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 03 01 2020 lite