Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 08-05-1441 oo waafaqsan 02-01-20120 Dhuuxa Waraysiyada waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.