Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa khamiis,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 07-05-1441 oo waafaqsan 02-01-2020. Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.