HomeAll newsKalimad Muhiim ah: Musiibooyinka iyo waxa la gudboon Muslimiinta.(Dhagayso).

Kalimad Muhiim ah: Musiibooyinka iyo waxa la gudboon Muslimiinta.(Dhagayso).

Ayaxa oo saameyn ku yeeshey dalaga soo go’aya.

Musiibooyinka ka imaanaya dhanka Allaah waa imtixaan la imtixaanayo dadka, waxaana Allaah uu u ballanqaaday kuwa sabra Ajar aan xisaab lahayn.

Dhawaan qeyba kamid ah Soomaaliya waxaa dadka fara ba’an ku hayay Ayax raxan raxan u guuraya oo ku habsanaya Beerihii ay dadku tabceen, wax soo saar wanaagsanna ka sugayeen.

Sheekh Cali Katiin oo kamid ah culimada diinta Islaamka ee Soomaaliyeed ayaa jeediyay kalimad muhiim ah oo uu kaga haldayo Musiibooyinka iyo waxa la gudboon Muslimiinta.

Halkan ka dhagayso kalimadda Sheekh Cali Katiin ee ku saabsan Musiibooyinka.

 

(Ambien)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular