HomeAll newsDHEGEYSO; Barnaamij Gaar ah; Hiiraan iyo Horumarka Diinta qaybta 5 aad

DHEGEYSO; Barnaamij Gaar ah; Hiiraan iyo Horumarka Diinta qaybta 5 aad

Qaybta Shanaad ee Barnaamijyo oo u dambeysa  tixane ah oo ciwaankoodu yahay Hiiraan iyo Horumarka Diinta waxaa lagu soo qaatay xaaladda deegaanada Nuur Fanax iyo Moqokori oo Bariga Gobalka Hiiraan ka tirsan.

ka qayb galayaasha  Barnaamijkaan oo ay diyaarisay Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa sheegaya in ay ku faraxsan yihiin In SHareecada Islaamka lagu maamulo.

Barnaamijka Hiiraan iyo Horumarka Diinta qaybta 5 aad 25 12 2019.mp3

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular