Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-04-1441 oo waafaqsan 24-12-2019 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.