HomeAll newsDHEGEYSO; Barnaamij Gaar ah; Hiiraan iyo Horumarka Diinta qaybta 2 aad

DHEGEYSO; Barnaamij Gaar ah; Hiiraan iyo Horumarka Diinta qaybta 2 aad

Bulshada ku dhaqan wilaayaatka islaamiga ah waxay ka duwan tahay tan meelaha kale ee Shisheeyaha iyo Maamulada la shaqeeya ama u daacadda ahu gacanta hayaan sababtoo ah Maamulada Islaamiga ahu waxay ahmiyadda koowaad siiyaan barashada Diinta Islaamka.

Dadka magaalooyinka iyo tuulooyinka ku dhaqanu waxay isugu jiraan kuwo dugsiyada iyo madaariista toos u dhigta iyo kuwo mararka qaar loo qabto dowraad aqoontooda kor loogu qaadayo.

Jiilka soo koraya iyo haweenka ayaa kaalinta koowaad ku jira welow raga dhalinayarada iyo odayaashuna aanay dab yar shideyn oo la arko qaar dadaalkoodu saa’id yahay.

Marka dugsiyada maalinlaha loo dhigta laga sOo tago waxaa jira macaahid badan oo qabaa iladu leeyihiin kuwaasoo caruur badan lagu xareeyay loona dhigo Qur’aanka Kariimka ah iyo Cilmi kale intaba.

Bulshada ku dhaqan Magaalada Buq aqable ee Gobalka hiiraanwaxay safka hore kaga jirtaa xagga barashada Diinta Islaamka sida ay ka ka marqaati kacayaan indheer garadka deegaanku.

Halkaan ka dhegeyso Barnaamijka Hiiraan iyo Hormarka Diinta 22-12-2019.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular