Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa sabti Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 24-04-1441 oo ku beegan 21-12-2019 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Halkan kala deg warka subaxnim 20 12 2019.