Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-04-1441 oo ku beegan 18-12-2019 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir
Halkan kala deg warka subaxnimo 18 12 2019.