HomeAll newsQarax ka dhacay Baraawe oo Khasaare dhaliyay.

Qarax ka dhacay Baraawe oo Khasaare dhaliyay.

Wararka ka imaanaya degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ku waramaya in habeenkii xalay uu degmadaas ka dhacay qarax lagu weeraray ciidamo iyo saraakiil katirsan dowladda federaalka.

Qaraxa ayaa lagu weeraray goob ay ku caweynayeen ciidamo iyo gudoomiyihii hore ee baraawe, waxaana lagu dilay hal askari, halka sidoo kale lagu dhaawacay mid kale.

Baraawe waxaa ka dhaca howlgallo qorsheysan oo qaraxyo ah, halka mararka qaar ay ciidamada Mujaahidiinta ku qaadaan weeraro toos ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular