HomeAll newsSawirro+Maqal: Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay In Ka Badan 21 Askari...

Sawirro+Maqal: Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay In Ka Badan 21 Askari oo Mar Qura Kasoo Goostay DF.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka waxaa maanta lagu soo qaatay wareysiyada iyo sawirrada 21 askari oo mar qura kasoo goostay DF, gaar ahaan degmada Baardheere. Qisada soo goosashada askartan iyo qaabkii markii hore loo askareeyay ayaa waxay leedahay la yaab!

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Sare Ah

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Dhexe Ah

HOOS KA DAAWO SAWIRRADA

RELATED ARTICLES

2 COMMENTS

  1. Intaas kedib magaceygu waasuf muxudiin yuusuf soomaali
    Waadna kumahadsantihiin sida aad bulshada xaqiiqada jirto aad ugu soogudbineysaa waana dhegensaday wiishlasha lasooqalday hadaladooda xarakada mujaahidiinta alshabaabna way ku mahadsinyihiin soo dhawaeynta baldhaaran oo ay ku fidiyeen wallaalohood waxaan leeyahay guuleysta oo gumeysiga umada soomaaliyeed ka dulqaada idinkuna waad ku mahsantihiin soo tebinta iyo soo diyarinta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular