Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
maanta waa Arbaco, Taariikhda hijriga waxay ku beegan tahay 07-04-1441 oo ku beegan 04-12-2019 Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.
Halkan ka dhagayso War Duhur 04-12-2019