HomeAll newsDhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Saaka waa Sabti, Taariikhda hijriga waxay ku beegan tahay 03-04-1441 oo ku beegan 30-11-2019 Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Ismaaciil.

Halkan ka dhagayso War Subax 30-11-2019

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular