HomeAll newsDhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Maanta waa Khamiis, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 17-03-1441, oo ku beegan 14-11-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cali Aadan.

Halkan ka dhagyaso War Duhur 14-11-2019

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular