HomeAll newsCiidamada Burundi Oo lagu Qarxiyay Shabeellaha Dhexe.

Ciidamada Burundi Oo lagu Qarxiyay Shabeellaha Dhexe.

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha dhexe ayaa ku waramaya in qarax xoogan lagu weeraray ciidamada Burundi oo ku socdaalayay qeybo kamid ah degmada Mahadaay.

Qarax ayaa haleeley askar Burundees ah, waxaana jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha degmada Mahadaay.

Khasaare isuga jira dhimasho iyo dhaawac ayaa gaaray ciidamada Burundi, balse weli lama helin faafaahin rasmi ah.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda Qaraxan, oo ku biiraya howlgallo hore oo ciidamada Burundi lagula beegsaday gobolka Shabeellaha Dhexe.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular