HomeAll newsDhagayso: Tarjamada Kalimadda "Fariin ku socota Ehelkeena Jooga Soomaaliya" ee looga hadlay...

Dhagayso: Tarjamada Kalimadda “Fariin ku socota Ehelkeena Jooga Soomaaliya” ee looga hadlay Weerarkii Bellidoogle.

Mu’assasada Warbaahineed ee Al-Malaaxim ayaa baahisay kalimad maqal ah oo uu jeedinayo Sheekh Khubeyb As-Suudaani oo kamid ah masuuliyiinta sare ee Al-Qaacidada Jaziiratul Carab.

Kalimadan oo la dhageysan karo qadar 10 daqiiqo ah, waxaa uu sheekhu si diiran u soo dhaweeyay weerarkii Bellidoogle oo 01-dii Safar 1441 hijiryada Naftood huriyaal katirsan Mujaahidiinta Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhiga garoonka Bellidoogle oo ah taliska ugu weyn ee uu Maraykanku ku leeyahay Soomaaliya.

Halkan ka dhagayso Tarjamada kalimadda Fariin ku socota Ehelkeena jooga Soomaaliya-Sheikh Khubeyb As-Suudaani

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular