HomeAll newsAqoonyahanada Kenya oo 9 Sano Kadib Duullaankooda Soomaaliya Ogaaday Maslaxadda Dalkooda!! (Dhageyso)

Aqoonyahanada Kenya oo 9 Sano Kadib Duullaankooda Soomaaliya Ogaaday Maslaxadda Dalkooda!! (Dhageyso)

Aqoonyahanada wadanka Kenya ayaa maalmihii lasoo dhaafay ahaa kuwa falanqeynaya xaaladda adag ee uu dalkoodu wajahayo 9 sano kadib markii ciidankoodu bishan oo kale sannadkii 2011kii ay ku duuleen Soomaaliya.

Tv-ga qaranka ayaa dhawaan baahiyay barnaamij ay ka qeyb qaateen khubarro dhanka siyaasadda ah kuwaasoo isku raacay iney dal ahaan halis ku jiraan haddaanan xilligan laga fakarin sidii askarta Kenya looga soo saari lagaa Soomaaliya.

Halkan Ka Degso Warbixinta Aqoonyahanada Kenya

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular