Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijrigu waxay ku beegan tahay 05-02-1441, oo ku asteysan 04-09-2019. Barnaamijka Tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Abuu Bakar Ibraahiim Geeddi.
Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 04 10 2019