Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa soo jeedinaya Abdisamad Abdullaahi.