Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa khamiis Waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 04-02-1441 oo ku beegan 03-10-2019, Warka subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.