Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arbaco Waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 03-02-1441 oo ku beegan 02-10-2019, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Salmaan Axmed.