Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti, waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 29-01-1441 oo ku beegan 28-09-2019, Warka duhurnimo waxaa soo jeedinaya. Maxamed Daahir.