HomeAll newsSawirro+Dhageysi: Diiradda Jimcaha oo Ay Ka Qeyb Galbeen Ergooyinkii Doortay Xildhibaanada J/Land.

Sawirro+Dhageysi: Diiradda Jimcaha oo Ay Ka Qeyb Galbeen Ergooyinkii Doortay Xildhibaanada J/Land.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka waxaa maanta marti ku ahaa qaar kamid ah ergooyinkii soo doortay xildhibaanada Jubbaland oo qeyb ka ah 51 xubnood oo munaasabad soo dhaweyn ah loogu sameeyay magaalada Bu’aale ee wilaayada Jubooyinka.

Waa dufcaddii 3-aad ee ay soo bandhigto Xarakada Al-Shabaab, wixii ka dambeeyay markii cafiska loo fidiyay looguna baaqay iney kasoo laabtaan falkii ay ku doorteen hey’adaha sharci dajinta ee DF, iyo maamul goboleedyada.

Barnaamijka iyo sawirradaba waxaad ka heleysaa macluumaadyo badan oo ku saabsan ergooyinkii iyo sida loo soo dhaweeyay.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 27-09-2019

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular