Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa isniin waxay taariikhda hijriga ku beegan tahay 25-01-1441 oo ku beegan 24-09-2019, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya. Salmaan Axmed.