Xarakada shabaabul Mujaahidiin ayaa shabeelaha hoose ku soo bandhigtay 53 ruux oo kamid ah ergada soo xulay xildhibaanada Baarlamanka kuwooda kasoo galay Koonfur galbeed iyo Hirshabeelle.
Barnaamijka diirada jimcaha ayaa maanta lagu soo qaatay munaasabad lagu soo dhaweynayay ergadaasi oo ka dhacday shabeelaha hoose.